Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame, musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ku gaareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug.