Mudane C/raxmaan Cabdishakur Warsame ayaa maanta warsaxaafadeed uu soo saaray uuna soo dhigay boggiisa facebook-ga soo dhaweeyey, una hanbalyeey madaxda kala duwan ee loo dootay gudoonka aqalka sare. oo kala […]
Waxaad halkan ka aqrisan kartaa barnamijka siyaasadeed ee musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo halku dhiggiisu yahay “Iskuashi” Waa barnaamij qaybo kala duwan taabanaya oo ay ku caddahay aragtida iyo qorshaha musharraxa uu […]
Daawo: Qaar kamid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Xildhibaamada cusub DFS ugu baaqay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur u doortaan madaxweynaha cusub ee dalka.
DAAWO: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka Universal uu la yeeshay musharaxa Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame, musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ku gaareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug.
DAAWO: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka RTN la yeeshay musharaxa Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame
DAAWO: Farriin uu Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug kasoo saaray Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Waxaan ka mid ahaa xubno ka socda Isbahaysiga Isbedel-samaynta Soomaaliyee oo kulan la qaatay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Machael Keating iyo ku xageenkiisa Rai Zenenga. Waxaan […]