Waxaad halkan ka aqrisan kartaa barnamijka siyaasadeed ee musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo halku dhiggiisu yahay “Iskuashi” Waa barnaamij qaybo kala duwan taabanaya oo ay ku caddahay aragtida iyo qorshaha musharraxa uu doonayo inuu dalka ku hago si horumar loo gaaro, dhibtana looga baxo.
One Comments
Comments are closed.
Good to speak and good to tomorrow and today to Somalia thanks