Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame, musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ku gaareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug.
DAAWO: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka RTN la yeeshay musharaxa Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame
DAAWO: Farriin uu Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug kasoo saaray Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Waxaan ka mid ahaa xubno ka socda Isbahaysiga Isbedel-samaynta Soomaaliyee oo kulan la qaatay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Machael Keating iyo ku xageenkiisa Rai Zenenga. Waxaan […]