Mudane C/raxmaan Cabdishakur Warsame ayaa maanta warsaxaafadeed uu soo saaray uuna soo dhigay boggiisa facebook-ga soo dhaweeyey, una hanbalyeey madaxda kala duwan ee loo dootay gudoonka aqalka sare. oo kala ahaa

Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo loo doortay gudoomiyaha Aqaka  sare iyo Mudanke Abshir Axmad Bukhaari oo isna loo doortay gudoomiye kuxigeenka koowaad halka Mudane Mowliid Xuseen Guhaad  loo doortay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare.